20ka ciyaaryahan ee ugu mushaarka badan kubada cagta

    1204

    halkan waxaan idinku soo gudbinayaa 20ka ciyaaryahan ee ugu mushaharka badan aduunka oo dhan kubada cagta waxaan bixiya mushaharka ugu badan kooxda Barcelona marka loo eego kooxaha aduunka oo dhan waxaan kusoo xiga kooxda juventus ee reer talyaani halka faransiisku uu soo galayo kaalinta sadexaad kooxda PSG

    marka loo eego horyaalada aduunka oo dhan waxaa bixiya mushaharka ugu badan horyaalka isbaanishka iyo talyaaniga iyo faransiiska oo ay u ciyaaraan sadexda ciyaaryahan ee ugu qaalisan aduunka oo dhank

    Halka hoose waxaad idinku soo gudbinaya 20ka ciyaaryahan ee ugu mushaarka badan kubada cagta

    1. Leo Messi (Barcelona): 130 milyan euro
    • 2.Cristiano Ronaldo (Juventus): 113 milyan oo euros
    • 3.Neymar (PSG): 91.5 milyan euro
    • 4.Antoine Griezmann (Atlético Madrid) 44 million euros
    • 5.Gareth Bale (Real Madrid): 40.2 milyan euro
    • 6.Andres Iniesta (Vissel Kobe): 33 milyan oo euros
    • 7.Alexis Sánchez (Manchester United): EUR 30.7 million
    • 8.Phillippe Coutinho (Barça): 30 milyan oo euros
    • 9.Ezequiel Lavezzi (Herbei Fortune): 28.3 million euros
    • 10.Luis Suárez (Barça): 28 milyan euro


    hadii aanu halkaa kaga nimaadno 10ka ciyartay ee ugu mushaharka badan aduunka halkan hoosana waxaan kusoo koobaynaa 10ka hadhey ee kubada cagta ugu mushahar badan.

    11.Gerard Piqué (Barça): 27 milyan euro

    12.Toni Kroos (Real Madrid): 26.3 milyan euro
    13. Mesut Ozil (Arsenal): 25.8 milyan euro

    14.Kylian Mbappe (PSG): 25 milyan oo euros

    15.Óscar (Shanghai SIPG): 24.3 milyan oo euros

    16.Sergio Aguero (Manchester City): 24.3 milyan euro

    17.Kevin De Bruyne (Manchester City): 23.5 million euros

    18.Hulk (Shanghai SIPG): 23.4 milyan oo euro

    19.Paul Pogba (Manchester United): 23.3 milyan euro

    20.Sergio Ramos (Real Madrid): 23 milyan oo euros